falgal-geddismi-kara
(m.l)

(kiim.) Falgalka kiimikaad ee labada dhinacba u socon kara. Guud ahaan, falgaleyaasha iyo maxsuulladu waxa ay isku yihiin iskujir dheellitiran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falgal-geddismi-kara

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg