falliiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax falliirmay noqosho.

falliiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax falliirmay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falliiran

falfalliiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax falfalliir leh noqosho.

falfalliiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax falfalliir leh ahaansho.

falliirmid [m.f.dh]
eeg falliiran¹.

falliirnaan [m.f.dh]
eeg falliiran². ld falliir- naansho.

falliir [m.l] (-rro, m.dh)
Cad yar oo ka dillaacay dhagax, qori, bir iwm.

falliir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qori, bir iwm in yar oo dhuuban ka jeexid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg