fangelid
(m.f.dh)

eeg falgal². ld fangal¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fangelid

fangal [m.l]
Faras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid.

fansaar [m.l]
1. Alaabo yar oo aan cuslayn oo gaadiidka dheegga laga saaro marka la raraayo. 2. ld fangelid.

fansaarid [m.dh]
ld fangelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg