fanjooq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Dan la'aan meel muddo u taagnaan (cid).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fanjooq ↴
fanjooqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld fanqooji.
fanjooqid [m.f.dh]
eeg fanjooq.
fanjooqin [m.f.dh]
ld fanqoojin.
fanjooqis [m.l]
ld fanqoojin.
fanjooqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la fanjooqiyay ahaansho.
fanjooqsanaan [m.f.dh]
eeg fanjooqsan. ld fanjooqsanaansho.
fanjooqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fanjooqsanaan.
fanqooji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax, wax kale in yar kor uga qaadid. ld fanjooqi.
fanqoojin [m.f.dh]
eeg fanqooji. ld fanjooqin, fanjooqis, fanqoojin, fanqoojis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg