faquuqid
(m.f.dh)

eeg faquuq². ld faquuq¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faquuqid

faquuq [m.l]
1. Takoor; karatiil; karaantiil. 2. ld faquuqid.

midabfaquuqid [m.f.dh]
eeg midabfoquuq². ld midabtakoorid.

midabtakoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid midabkeeda ku faquuqid. ld midabfaquuq².

sinjifaquuqid [m.f.dh]
eeg sinjifaquuq².

weelduw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uway, -uday; -uwi)
U w.: dad cudurrada xunxun oo lays qaadsiyo qaba, sida qaaxada iwm, weel gaar ah u yeelid, wax ku siin; faquuqid.

faquuq [m.l]
1. Takoor; karatiil; karaantiil. 2. ld faquuqid.

faquuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Wax ama qof takoorid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg