faruurxir
(m.l)1. Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka. 2. ld faruurxirid.
faruurxir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Awr xarig faruur kaga xirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faruurxir ↴
faruurxiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax faruur laga xirey ahaansho (awr).
faruurxirid [m.f.dh]
eeg faruurxir². ld faruurxir¹ (2).
faruurxirnaan [m.f.dh]
eeg faruurxiran. ld faruurxirnaansho.
faruurxirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faruurxirnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg