faruurxiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax faruur laga xirey ahaansho (awr).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faruurxiran

faruurxirnaan [m.f.dh]
eeg faruurxiran. ld faruurxirnaansho.

faruurxir [m.l]
1. Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka. 2. ld faruurxirid.

faruurxir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Awr xarig faruur kaga xirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg