farxaansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld faraxsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farxaansan ↴
faraxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
farxaansanaan [m.dh]
ld faraxsanaan.
farxaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faraxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg