gaadaansi
(m.l)ld gaadaansasho. gaadaansasho
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaadaansi ↴
gaadaansasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadaanso. ld gaadaansad, gaadaansi. gaadaanso, gaadaansad, gaadaansi
gaadaan [m.l]
Qarqarsi.
gaadaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu u kicin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg