gaadala-aqoon
(m.dh)ld gadaala-aqoon. gadaala-aqoon
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaadala-aqoon ↴
gadaala-aqoon [m.dh]
1. Aqoonta xooluhu u leeyihiin kudmada (awr). 2. Kasmo iyo aqoon u lahaasho xubnaha taranka: isutaggooda iyo sida caruurta loo dhalo ama u dhalato. ld gaadala-aqoon.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg