gardadduub
(m.l)ld garbadduub.
gardadduub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)ld garbadduub.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gardadduub ↴
garbadduub [m.l]
G. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto ama loo xiro. ld gardadduub.
garbadduub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
U g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardadduub.
garbadduuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Cid gacmaheeda gadaal qabasho ahaansho. ld gardadduuba.
garbadduubid [m.f.dh]
eeg garbadduub². ld gardadduubi.
garbadduubnaan [m.dh]
eeg garbadduuban. ld garbadduubnaansho, gardadduub- naan, gardadduubnaans.
garbadduubnaansho [m.l]
ld gardadduub- naa.
gardadduuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld garbadduuba.
gardadduubid [m.dh]
ld garbadduubi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg