garoob
(m.l) (-bbo, m.dh)Haweeney la furay ama ninkeedu dhinta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garoob ↴
qaaligaroobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaligarow.
yeelyeelo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-eeshay, -eelatay)
Cir in uu da'o u diyaar garoobid.
carmal [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob.
carmali [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob.
diyaargaroobid [m.f.dh]
eeg diyaargarow². ld diyaargarow¹ (2).
garoobbayn [m.f.dh]
eeg garoobbe.
garoobbee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
Haweenay garoob ah isqurxi.
garoobnimo [m.dh]
Garoob ahaansh.
garo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Riy.
garo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Wax fahmid. 2. Wax aqoonsash.