garran
(m.l)1. Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya. 2. ld garrami.
garran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Garsheegash.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garran ↴
garramid [m.f.dh]
eeg garran². ld garran¹ (2.
garransii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Laba qof ama ka badan oo wax isku haya wada hadalsii.
garransiin [m.f.dh]
eeg garransi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg