garraw
(m.l)

1. Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah. 2. Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garro.

garraw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-raabay, -rowday; -raabi)

U g.: qof wax sameeyey, arrinta ama sababta ku jiidey, inaan laga fursan karin oo ay garti ahayd aqoonsasho, u qiri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garraw

garrow [m.l]
ld garraw.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg