garsoor
(m.l)

1. Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo. 2. ld garsoori.

garsoor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Si aan eex lahayn wax u xukumi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garsoor

caddilnimo [m.dh]
Caddaalad, gar, garsoor, garsoornimo.

calanhaye [m.l] (-yayaal, m.dh)
Ciyaarta kubbadda cagta labada qof ee garsooraha caawiya midkood. ld calanwale.

garsoore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiy.

garsoorid [m.f.dh]
eeg garsoor². ld garsoor¹ (2.

garsoornimo [m.dh]
1. Garsoore ahaansho. 2. (fk.) Si xaq u a.

seeriwale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Laba kooxood oo cayaar kubbadeed isaga soo horjeeda, qofka dhexdhexaadinaya oo seeriga u haya; garsoore. ld siiriwale.

xaq [m.l]
1. Abbaar; daw; jid. 2. Wax maxkamad horteed ku caddaaday in qof lagu leeyahay. 3. Garsoor; caddaalad. 4. Run.

xaqsoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si caddaalad ah u garsoorid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg