gashan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)Wax shay la fasilay ama la tolay xiran ahaansh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gashan ↴
caynsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax caymiska ka diiwaan gashan ahaansho (hanti). 2. Wax cayn lagu xiray ahaansho (rati). 3. Wax dhibaato laga samatabixiyey ahaansho (hanti).
fasil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2).
gashanaan [m.f.dh]
eeg gashan. ld gashanaansh.
gashanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gashanaa.
illan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax kabo gashan ahaansho.
muldhiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Laan, jir iwm dubka ka diirasho. 2. Qof hu'uu gashanaan ka wada furasho. 3. Madax qurdasho.
qawlalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax qawlal gashanyahay ahaansho (awr, faras iwm).
shukaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Naag wax shuko gashan ahaansho.
gash [m.l]
ld ges.