gashi
(m.l) (-iyo, m.dh)

1. Shaati. 2. Qaan; ma.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gashi

cambuur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Gashi haweenku qaato oo ilaa lugaha ku eg. 2. ld camambuurid.

fargashi [m.l]
Kaatun, faraanti. ld fargal (1).

feeragashi [m.l] (-iyo, m.dh)
Funaanad;garan ama shaati.

feeragashi [m.dh]
Derin, raar iwm oo weyn oo aqal soomaaliga labada docood ama mid laga geliyo marka la dhisayo.

garbaggashi [m.l]
ld garbaggal.

gashiisho [m.dh]
Galley shiidan oo la kariyey; soor. ld geshiish.

gashin [m.l]
ld geshi.

geshiisho [m.dh]
ld gashiish.

geshin [m.l]
Ladnaan; baraaro. ld gashin, geshi.

gas [Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective]
Timo ama dhogor dheer oo aan la daryeellin. ld gasaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg