gawaanraac
(m.l)

1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lumidda xoolo badani lumaan. ld gawaanraaci.

gawaanraac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawaanraac ↴

gawaanraaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo badan didin. 2. Wax dhumi.

gawaanraacid [m.f.dh]
eeg gawaanraac². ld gawaanraac.

gawaanraacin [m.f.dh]
eeg gawaanraaci. ld gawaanraaci.

gawaanraacis [m.l]
ld gawaanraaci.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg