gawaanraacin
(m.f.dh)eeg gawaanraaci. ld gawaanraaci.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawaanraacin ↴
gawaanraac [m.l]
1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lumidda xoolo badani lumaan. ld gawaanraaci.
gawaanraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg