geddiyid
(m.dh)eeg geddi². ld gaddin, gaddis, gaddiyid, geddin, geddi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geddiyid ↴
carraggeddiyid [m.dh]
eeg carraggeddi². ld carraggeddi¹, carraggedin, carraggeddis.
firow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Wax firo yeelasho. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.
gaddin [m.dh]
ld geddiyid.
gaddiyid [m.dh]
ld geddiyid.
gebsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Weel afka u rogid. geddiyid; daadi.
geddis [m.l]
1. Rogrogis; ganacsi. 2. ld geddiyid. ld gaddi.
gedgeddiyid [m.f.dh]
eeg gedgeddi. ld gadgaddin, gadgaddis, gadgaddiyid, gedgeddi.
rog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax afka ama dhinaca korreeya u hoos marin; genbiyid; geddiyid. 2. Ka r.: ka qaadid; ka faydid. 3. Ka r.: alaab meel saaran ka dejin; ka wareejin. 4. Ku r.: ku daboolid; korka ka saarid; ku xirid. 5. Dib ugu laabid. 6. U r.: af af kale ku fasirid, ku tarjiumid. 7. Xoolo jaho foolkoodu aaddanaa jaho kale u jeedin.