gedef
(m.l)

1. ld gadaf². 2. Maro yar oo uu madaxa ku xirto ugaarsaduh.

gedef
(m.dh) (-fo, m.dh)

Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadk.

gedef
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dfay, -daftay)

ld gadaf.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gedef

gadaf [m.l]
1. Wax qaab wareegsan leh. 2. Wax lagu qariyo wax kale. ld gedef¹.

gadaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dfay, -daftay; -dfi)
1. Wax qaab wareegsan u yeelid. 2. Wax, wax kale ku dahaarid. ld gedef².

ged [m.dh] (-do, m.l)
1. Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad. 2. G.diisa: caadadiis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg