gedmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Tiro, xisaab iwm cid ka khaldi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gedmi

gedmin [m.f.dh]
eeg gedmi. ld gedmi.

gedmis [m.l]
ld gedmi.

gedmisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax gadmaday ahaansh.

gedmisanaan [m.f.dh]
eeg gedmisan. ld gedmisanaansh.

gedmisanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gedmisanaa.

ged [m.dh] (-do, m.l)
1. Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad. 2. G.diisa: caadadiis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg