geed-abaareed
(m.l)Dhirta inteeda had iyo jeer cagaarka a.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geed-abaareed ↴
dhummay [m.l]
(dhummay, m.dh) Geed-abaareed ay maygaagga isku bahyihiin oo laamo dhuudhuuban iyo caleemo yaryar leh.
garas [m.l]
Geed weyn oo ka mid ah geedmadowga ama geed-abaareedka oo leh miro la cuno iyo hoos wanaagsa.
meygaag [m.l]
(meygaag, m.dh) 1. Geed-abaareed weyn oo laf adag oo dhuxul aad u madow oo wanaagsan leh. 2. Geed-abaareed weyn oo aan qodax lahayn oo qoryihiisa weelasha lagu cusho.
qalaanqal [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Qas; qulqulad; wareer. 2. Geed-abaareed higlada u eg aan qodxo lahayn leh miro yaryar oo cas cas, dambaskiisana magaad iyo dawo cadhada lagu dhayo laga dhigto, oo xooluhu daaqaan.
xarar [m.l]
1. Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto. 2. (-rro, m.dh) Naqash.
xiis [m.l]
1. Xiisad. 2. Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.