geenyo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Faras dheddi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geenyo ↴

baqal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen. 2. ld bagal.

baqal [m.dh] (-qlo, m.l)
Gammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.

beeddal [m.l]
B. ah: Geenyo kudaal u baahan. ld beedal¹.

kudmo [m.dh]
1. Saarashada dibi ama faras saarto, sac deggan ama geenyo beydalan. 2. ld kudid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg