geesasaarid
(m.f.dh)

eeg geesasaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geesasaarid

geesasaar [m.l]
1. Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro. 2. Xarig yar oo marka lo'da la lisaayo geesaha looga xir.

geesasaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Sac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg