gelmi
(m.l)

Cayayaan yar oo duusha oo qaniinyo kulul oo dhuurida u eg. ld kelm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gelmi

dhurde [m.l]
Cayayaan sida gelmiga u yaryar oo surta sameeya.

gelmidhabad [m.l]
ld gelmidhabash.

gelmidhabasho [m.f.dh]
eeg gelmidhabo. ld gelmidhabad, kelmidhabad, kelmi- dhabash.

gelmidhabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Gelmi saynta isaga cayrin (xoolo). ld kelmidhab.

gelmihaadsasho [m.f.dh]
eeg gelmihaads.

gelmihaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Gelmiga iyo takarta iyo qaniinka kale iska eryi.

kelmi [m.l]
ld gelmi.

kelmidhabad [m.l]
ld gelmidhabasho.

kelmidhabasho [m.dh]
ld gelmidhabasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg