gembisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax la gembiyey ahaansh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gembisan ↴
firee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Wax firo u yeelid. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid. 3. Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.
firow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Wax firo yeelasho. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.
gembisnaan [m.f.dh]
eeg gembisan. ld gambisnaan, gambisnaansho, gembis- naansh.
gembis [m.l]
1. ld gembiyid. 2. G. ah: aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg