geyllan
(m.l)1. Dadaal badan. 2. Si daran oo loo dagaallam.
geyllan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)1. Dadaal badan muujin. 2. Si daran u dagaallami.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geyllan ↴
geyllamid [m.f.dh]
eeg geyllan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg