giirtaag
(m.l)Orgi yar oo da'diisu u dhexeyso shumbul iyo uguufa.
giirtaag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Neef riyo ah oo neef kale la diriraya dhogor kici.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giirtaag ↴
giirtaagid [m.f.dh]
eeg giirtaag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg