gilgil
(m.l)ld gilgili.
gilgil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)Wax si xooq leh u ruxi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gilgil ↴
gilgilad [m.l]
ld gilgilash.
gilgilan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax la gilgilay noqosh.
gilgilasho [m.f.dh]
eeg gilgilo. ld gilgila.
gilgilid [m.f.dh]
eeg gilgil². ld gilgil.
gilgilmid [m.f.dh]
eeg gilgila.
gilgilo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laday, -latay)
1. Awr iwm suu u daadiyo wax korka ka saaran isruxid. 2. Ka g.: xumaan cid lagu samayn lahaa ka horimaansh.
jiljil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
ld gilgil.
jiljilid [m.dh]
ld gilgilid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg