gilgilid
(m.f.dh)

eeg gilgil². ld gilgil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gilgilid ↴

jiljilid [m.dh]
ld gilgilid.

riiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax liiliijin ama gilgilid. 2. Nafley nafaqo siin.

rux [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Haan caano ku jiraan lulid si subag looga dhaliyo. 2. Wax gilgilid.

silsil [m.l]
1. Gilgilidda badar iwm oo la kala soocayo weel ballaaran gudihiisa lagu gilgilo. 2. Biyo yar oo badar lagu mayro.

gilgil [m.l]
ld gilgili.

gilgil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Wax si xooq leh u ruxi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg