giraangir
(m.dh) (-ro, m.l)

ld garangar.

giraangir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld garangar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giraangir

garangar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto. 2. Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir.

garangar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar², garaangir², giraangir², giringir.

garangari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gi.

garangarid [m.f.dh]
garangar². ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringiri.

giraangiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld garangar.

giraangirid [f.dh]
ld garangari.

giraangirin [m.dh]
ld garangari.

giraangiris [m.l]
ld garangari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg