giriirixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Is g.: isa soo mataxi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giriirixi

giriirixin [m.f.dh]
eeg giriirix.

isgiriirixi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qof, wax caraysan iska dhigid.

isgiriirixin [m.f.dh]
eeg isgiriirixi. ld isgi-riirixis.

isgiriirixis [m.l]
ld isgiriirixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg