godlad
(m.l)

ld godlash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godlad

ibagujo [m.dh]
Salaaxidda neef geel ah oo irmaan naasaha laga salaaxo si uu u godlado.

dinno [m.dh]
Caano yar oo neefka la lisayo la dhadhansiiyo si uu aad ugu godlado.

godlan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax godladay ahaansh.

joogjooge [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
1. Dhis maqaar, qoryo, iyo caws laga sameeyo oo qaab nirgood ama weylood leh oo la tuso hasha ama saca ilmihiisu dhinto, si uu u godlado. 2. Socod dheer oo aan nasiino lahayn oo maalin la socdo.

malas [m.dh]
Raashin yar oo neefka la maalayo loo dhigo si uu u godlado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg