goli
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lyay, -liday; -lyi)

La g.: nin naag u galmoosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goli

golongolid [m.f.dh]
eeg golongol². ld golongol¹ (2).

golyid [m.f.dh]
eeg goli.

hogoggoli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax isku laabid. 2. Arrin go'aan ka gaarid.

hogoggolin [m.f.dh]
eeg hogoggoli.

mongolisam [Magac Lab | Noun Masculine]
(daaw.) Nooc dhimanaasho garaad oo lagu dhasho, waxaana keena isbeddel ku dhaca koromosoomka lam. 21 oo noqda (3) saddex koromosoom meeshi laga rabey (2) labo. Astaamaha ugu waaweeyn: indhaha oo si dadban u jeexan sida dadka reer Mongooliya oo magaca cudurka laga soo xigtay, madax wareeg ah, kamas aad u muuqata calaacallo aan caadi ahayn, sida xarriiq keliya oo calaacasha dhexmareysa, gaabnaan, laalaab maqaareed, dhego yar-yar oo wareeg ah, carrab kala jeexan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg