goroyo
(m.dh)Haadda dunida ku nool midda ugu weyn, aan duulin, sur dheer oo aan dhogor lahayn, baalal qurxoon leh oo hilibkeeda la cuno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goroyo ↴
garabgoroyo [m.dh]
Si dadban oo laba qof oo dirireysa midkood loogu hiiliyo. ld garbaggoroy.
garbaggoroyo [m.dh]
Dhirta faleenka, shalabowga, waabaayada leh dadka ka shaqaysta. ld garabgoroy.
goronyo [m.dh]
ld goroyo.
goroyakaxaaris [m.dh]
Gubtahanyo. ld goroyoxaaris.
goroyoxaaris [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld goroyakaxaaris.
iskushub [m.l]
1. I. ah: derin ama harar la xiddeeyey. 2. Laba lammaanood oo goroyo ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg