gubnood
(m.l)Cunta la karinayo inta weelka salkiisa ku dhegta;gugub, qolof.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gubnood ↴
gugub [m.l]
Cunto yar oo weelka lagu karinayo salkiisa ku dhegta; gubnood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg