gudcurin
(m.f.dh)eeg gudcuri. ld gudcuris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gudcurin ↴
gudcuris [m.l]
ld gudcurin.
gudcur [m.l]
1. Iftiin la'aan; mugdi. 2. Bisha dayaxa lagu tiriyo qaybteeda dambe; mugdi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg