gudcuris
(m.l)

ld gudcurin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gudcuris

gudcurin [m.f.dh]
eeg gudcuri. ld gudcuris.

gudcur [m.l]
1. Iftiin la'aan; mugdi. 2. Bisha dayaxa lagu tiriyo qaybteeda dambe; mugdi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg