guddoonso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Arrin go'aan ka qaadasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guddoonso ↴
guddoonsasho [m.f.dh]
eeg guddoonso. ld guddoonsad, guddoonsi.
guddoon [m.l]
1. Go'aan. 2. Maamul guddoomiye madax ka yahay.
guddoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
1. Wax aqbalid. 2. Wax qaadasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg