gudow
(m.l)Xaflad la sameeyo marka carruurta la gudayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gudow ↴
gud [m.dh]
Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.
gud [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Cid buuryo ka goyn. 2. (f.g) Deyn bixin. 3. (f.mg) Habeen socosho. 4. (f.mg) Ku g.: haweenay daba gurid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg