guhaad
(m.dh)

1. Baxaalli; dabci. 2. Caro, xanaaq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guhaad

guhaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof ka caraysiin. 2. Qof guubaabin.

guhaadin [m.f.dh]
eeg guhaadi. ld guhaadis.

guhaadis [m.l]
ld guhaadin.

gurxan [m.l]
Cod gaar ah oo nafleyda qaarkeed samayso oo badanaa ku lug leh guhaad ama wax doon (libaax, ey, iwm).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg