gujee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eysay)

Gujo ku dhufasho (candho xoolaad). ld guji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gujee

ibagujee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
Hal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxid.

gujeyn [m.f.dh]
eeg gujee. ld gujeys, gujin, gujis (2).

guji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld gujee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg