hanaqaad
(m.l)1. H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal. 2. Diric, geesi. 3. ld hanaqaadid.
hanaqaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Qof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanaqaad ↴
garoomey [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
G. ah: gabar yar, hanaqaad galeen ah oo aan weli timatidcan. ld garaamm.
hanaqaadid [m.f.dh]
eeg hanaqaad². ld hanaqaad¹ (2).
rujub [m.l] (-byo, m.dh)
Maroodi lab oo hanaqaad ah oo ka takooran raxantiisa.
tisqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Hanaqaadid (qof). 2. Badasho (xoolo).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg