harqood
(m.l) (-dyo, m.dh)Qalab ay jiidaan laba dibi oo beeraha lagu falo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harqood ↴
harqoodaal [m.l] (-llo, m.dh)
Harka galabtii walxaha iyo nafleydu yeeshaan.
irfi [m.dh] (-iyo/-iyaal, m.l/dh)
Bir dheer, dhulka jeexda oo harqoodka ku taal.
marashi [m.dh]
1. ld marasho 1. Dharka ninku siiyo naagta uu qabo. 2. (-iyo, m.dh/-iyaal, m.l./dh) Harqoodka qaybtiisa birta ah ee dhulka gasha.
minaaq [m.l] (-qyo, m.dh)
Laba qori oo yaryar oo darafyadooda sare harqoodka galaan, darafyada hoosana indhali isu hayso, oo dibiga qoortiisu ku dhex jirto.
harqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qaday, -qatay)
1. Nafley biyo ku hafasho. 2. Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg