harraadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)1. Wax harraad hayo ahaansho. 2. U h.: Wax, wax aad u jecel ahaansho. ld harraadsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harraadan ↴
harraadnaan [m.f.dh]
eeg harraadan. ld harraadnaansho, harraadsanaan, harraadsanaansho.
harraadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld harraadan.
kawkab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.
nohnoh [m.l]
1. Socod deg-deg ku jiro oo nafley gaajaysan ama harraadani ay samayso marka ay u jeedaan meel biyo ama cunto leh. 2. N. ah: wax mataatax noqday.
harraad [m.l]
Baahi biyo loo qabo.
harraad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Biyo u baahasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg