harrar
(m.l) (-rro, m.dh)Gogol caws ka samaysan oo lagu seexdo ama guriga lagu dedo. ld harar¹.
harrar
(m.dh)1. Derin guryaha lagu dedo. 2. Dun dermooyinka lagu qurxiyo. ld harar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harrar ↴
unko [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-kaday, -katay)
Weel toliddiisa ama caw, harrar iwm falkintooda billaabid.
dhexkatuur [m.dh]
Derin, harrar iwm oo aqal soomaaliga dusha laga saaro.
harar [m.l]
ld harrar¹.
harar [m.dh]
ld harrar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg