hawlgab
(m.l) (-byo, m.dh)H. ah: qof gabow awgii shaqo uga fariistay. ld hawlgeb¹.
hawlgab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)Gabow awgii shaqo uga fariisasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawlgab ↴
hawlgabid [m.f.dh]
eeg hawlgab². ld hawlgebid.
hawlgebid [m.dh]
Si dhakhdo ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld hawlgabid.
kul-dhibib [m.l]
(daaw.) Xaalad cudureed ay xubnaha saxa kulka jirka hawlgabaan taas oo keenta kulka jirka oo kor u kaca,dhidid la'aan iyo miyir beel.
leelleeltir [m.l]
Xoolo ama wax kale oo qof hawlgab ah ama ciidan waxyeelloobay abaal gud ahaan loo siiyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg