heedaddaan
(m.l)

1. Socod tartiib ah oo qof wareersani socdo. 2. ld heedaddaamid.

heedaddaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

Si wareer ku jiro tartiib ugu socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heedaddaan

heedaddaamid [m.f.dh]
eeg heedaddaan². ld heedaddaan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg