heensayn
(m.f.dh)eeg heensee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heensayn ↴
bayd [m.dh] (-do, m.l)
1. Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadka looga xiro si uu rarka ama koorahu gadaal ugu dhicin. 2. Gardaad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg